Qeylo-dhaan ka soo yeertay kunkii dhalinyaro ee gobolka Banaadir uu shaqo abuurka u sameeyey

Kun dhalinyaro ah oo sanadkii hore Madaxda dowlada Somalia shaaciyeen in loo sameynayo shaqo abuur ayaa ka cabanaya mushahar la’aan soo wajahday sadexdii bilood ee la soo dhaafay. Dhalinyaradan oo la shaqeeya Maamulada degmooyinka Muqdisho ayaa sheegaya in mushahar la siiyo ay ugu dambeysay labo bilood ka hor, iyadoo haatana ay gebogebo tahay bishii saddexaad. … Continue reading Qeylo-dhaan ka soo yeertay kunkii dhalinyaro ee gobolka Banaadir uu shaqo abuurka u sameeyey